Wasiir ka tirsan Xukuumada Khayre oo codsi muhiim ah hor dhigay Aqalka sare

Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kalafadhiga 4-aad kullankiisa 3-aad ku yeeshay xarunta Golaha Aqalka sare ayaa mar kale waxay ka doodeen hindise-sharciyeedka Biyaha iyo sameynta Hay’adda Maareynta Biyaha Qaranka. Kulanka maanta ayaa waxaa guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ,waxaana goobjoog ahaa guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Senator Mowliid … Continue reading Wasiir ka tirsan Xukuumada Khayre oo codsi muhiim ah hor dhigay Aqalka sare